Dawladda deegaanka soomaalida oo magacawday gobolo degmooyin iyo maamul magaalooyin cusub.
Guddiga fulinta ee dawldda deegaanka soomaalida, (soomaali state) ayaa soo diyaariyay isbedel lagu sameeyo qaab dhismeedka gobolada, degmooyinka iyo maamulka magaalooyinka iyada oo la soo kordhiyay 4 gobol 24 maamul magaalo iyo 14 degmo.
![]() |
Afarta gobol ayaa laga jaray goboladan
gobolka jarar ayaa laga jaray gobol cusub iyada oo caasimadda gobolka cusub laga
dhigay awaare sida lagu rajo wayn yahay,
gobolka City ayaa isna laga jaray gobol cusub, ciisamadda ma aanu helin halka ay noqonayso,
Gobolka liibaan ayaa isna laga jaray gobolka kaas oo isna la filayo in ay magaalo madax u noqoto GURA-DHAAMOOLE.
Gobolka Shabeelle ayaa laga jaray gobol cusub kaas oo isna caasimad looga dhigay qalaafe sida la filayo.
Gobolada maadaama oo aan weli la ansixin si dhab looma sheegi karo mid walba iyo caasimadiisa waxaa kale oo jirta in muran badan iyo cabasho ka jirto. Tusaale gobolka jarar ayaa doodu ka taagan tahay halka caasimad noqonaysa awaare,gaashaamo mise darroor.
24 ka maamul magaalo ee la magacaabay ayaa kala ah sidan.
Dhanaan,Garbo,Fiiq,Filtu,Awaare,Dhagax-maw,Doolo-Ado,Gunagado,Gashaamo,Galaadi, Erar,Fiiq,Marqaan,Marmaarsa,Moyaale,Qalaafe iyo Shaygoosh, Sha beelley,Shilaabo,Raaso,Wardheer,Yucub.
Waxaa iyana magacaabay 14 degmo laga soo jaray gobolo kala duwan degmooyinka ayaa l kala ah.
Daarimi,Bayaxoow
Biyada,Burqayar. Bulladr, Xagar-Moqor
Gara-nuugle, Shakisa
Shaxda-Buuhoodle, Bacaad-Wayne
Duuba, God-Dheere
Caleen, Cobosha.
Baarlamaanka DDS ayaa maanta ansixiyay degmooyinka degmooyinka iyada oo hore na galaha fulintu u ansixiyay 24ta maamul magaalo waxaa iyana la filayaa in la ansixiyo 4 gobol.
@xog-ifiye.com

0 Comments